Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 73:20-23 in Somali

Help us?

SABUURRADII 73:20-23 in Kitaabka Quduuska Ah

20 Sayidow, sidii mid riyo ka toosay Markaad toostid, waxaad quudhsan doontaa ekaantooda.
21 Waayo, qalbigaygu wuu murugooday, Oo waxaa layga muday kelyaha,
22 Waxaan ahaa doqon iyo jaahil, Oo hortaada waxaan ku ahaa sidii xoolo oo kale.
23 Habase yeeshee had iyo goorba waan kula joogaa, Oo waxaad i qabatay gacanta midig.
SABUURRADII 73 in Kitaabka Quduuska Ah