Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 73:11-13 in Somali

Help us?

SABUURRADII 73:11-13 in Kitaabka Quduuska Ah

11 Oo waxay yidhaahdaan, Ilaah sidee buu wax u yaqaan? Kan ugu sarreeyana aqoonu ma ku jirtaa?
12 Bal eeg, kuwanu waa kuwa sharka leh, Oo mar kasta iyagoo istareexsan ayay hodantinimadoodu sii korodhaa.
13 Hubaal wax aan micne lahayn ayaan qalbigaygii ku nadiifshay, Oo aan ku faraxashay anigoo aan eed lahayn,
SABUURRADII 73 in Kitaabka Quduuska Ah