Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 72:4-5 in Somali

Help us?

SABUURRADII 72:4-5 in Kitaabka Quduuska Ah

4 Isagu wuxuu u garsoori doonaa dadka masaakiintiisa, Oo wuxuu badbaadin doonaa ka baahan carruurtiisa, Oo kan wax dulmana cadcad buu u kala jejebin doonaa.
5 Way kaa cabsan doonaan inta qorraxdu jirto, Iyo inta dayaxu jiro tan iyo ka ab ka ab.
SABUURRADII 72 in Kitaabka Quduuska Ah