Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 72:13-15 in Somali

Help us?

SABUURRADII 72:13-15 in Kitaabka Quduuska Ah

13 Wuxuu u nixi doonaa miskiinka iyo kan baahan, Oo kuwa baahan naftoodana wuu badbaadin doonaa.
14 Naftooduu ka furan doonaa khiyaano iyo dulmi, Oo dhiiggooduna hortiisuu qaali ku ahaan doonaa,
15 Oo isagu wuu noolaan doonaa, oo waxaa la siin doonaa dahabka Shebaa; Had iyo goorba dadku way u ducayn doonaan, Oo weliba maalinta oo dhan isagay ammaani doonaan.
SABUURRADII 72 in Kitaabka Quduuska Ah