Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 71:9-11 in Somali

Help us?

SABUURRADII 71:9-11 in Kitaabka Quduuska Ah

9 Ha i tuurin markaan gaboobo, Oo ha i dayrin markaan itaal darnaado.
10 Waayo, cadaawayaashaydu waxay ka hadlaan wax igu saabsan, Oo kuwa naftayda inay iga qaadaan doonayaana way wada arrinsadaan,
11 Oo waxay isyidhaahdaan, Ilaah baa dayriyey, Haddaba ka daba taga oo qabta, waayo, ma jiro mid samatabbixinayaa.
SABUURRADII 71 in Kitaabka Quduuska Ah