Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 6:8-9 in Somali

Help us?

SABUURRADII 6:8-9 in Kitaabka Quduuska Ah

8 Iga taga, kuwiinna xaqdarrada ka shaqeeya oo dhammow, Waayo, Rabbigu waa maqlay codkii oohintayda.
9 Rabbigu waa maqlay baryootankaygii, Oo Rabbigu waa aqbalayaa tukashadayda.
SABUURRADII 6 in Kitaabka Quduuska Ah