Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 69:7-10 in Somali

Help us?

SABUURRADII 69:7-10 in Kitaabka Quduuska Ah

7 Maxaa yeelay, adiga daraaddaa ayaan cay u qaaday, Oo waxaa wejigaygii ka muuqatay ceeb.
8 Waxaan walaalahay u noqday shisheeye, Oo ilma hooyadayna waxaan u noqday ajanabi.
9 Qiiradii aan gurigaaga u qabay ayaa i gubtay, Oo caydii kuwii ku caayay ayaa igu kor dhacday.
10 Markaan ooyay, oo aan naftayda soon ku edbiyey, Taasu waxay igu noqotay ceeb.
SABUURRADII 69 in Kitaabka Quduuska Ah