Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 69:25-27 in Somali

Help us?

SABUURRADII 69:25-27 in Kitaabka Quduuska Ah

25 Gurigoodu cidla ha noqdo, Ninnana yaanu teendhooyinkooda degin,
26 Waayo, iyagu waxay silciyaan kii aad dishay, Oo waxay ka sheekeeyaan kuwaad dhaawacday murugtooda.
27 Xumaantooda xumaan ugu sii dar, Oo yaanay xaqnimadaada soo gelin.
SABUURRADII 69 in Kitaabka Quduuska Ah