Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 69:12-14 in Somali

Help us?

SABUURRADII 69:12-14 in Kitaabka Quduuska Ah

12 Kuwa iridda fadhfadhiyaa way igu sheekaystaan, Oo kuwa sakhraanka ahuna way igu gabyaan.
13 Laakiinse adigaan ku baryayaa wakhti la aqbali karo, Rabbiyow, Ilaahow, naxariistaada badan Iyo runta badbaadintaada iigu jawaab.
14 Dhoobada iga samatabbixi, oo yaanan ku liimban, Oo ha layga samatabbixiyo kuwa i neceb, iyo biyaha moolka dheer.
SABUURRADII 69 in Kitaabka Quduuska Ah