Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 68:28-29 in Somali

Help us?

SABUURRADII 68:28-29 in Kitaabka Quduuska Ah

28 Ilaahaagu xooggaaguu amray, Ilaahow, waxaad noo samaysay noo xoogee.
29 Macbudkaaga Yeruusaalem ku yaal daraaddiis Ayaa boqorro waxay kuugu keeni doonaan hadiyado.
SABUURRADII 68 in Kitaabka Quduuska Ah