Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 68:18 in Somali

Help us?

SABUURRADII 68:18 in Kitaabka Quduuska Ah

18 Adigu kor baad u baxday, oo waxaad qabatay oo kaxaysay kuwii maxaabiista ahaan jiray. Oo waxaad hadiyado ka qaadatay dadka dhexdiisa, Iyo xataa caasiyiintaba, in Rabbiga Ilaah ahu halkaas joogo aawadeed.
SABUURRADII 68 in Kitaabka Quduuska Ah