Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 68:16-17 in Somali

Help us?

SABUURRADII 68:16-17 in Kitaabka Quduuska Ah

16 Buurihiinnan dhaadheerow, bal maxaad u quudhsanaysaan Buurta Ilaah uu jeclaaday inuu hoygiisii ka dhigto? Haah, oo Rabbigu halkaasuu degganaan doonaa weligiisba.
17 Ilaah gaadhifardoodyadiisu waa labaatan kun, iyo xataa kumanyaal iyo kumaankun, Sayidku wuu ku dhex jiraa iyaga, siduu Siinay ugu jiri jiray xagga meesha quduuska ah.
SABUURRADII 68 in Kitaabka Quduuska Ah