Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 67:2-4 in Somali

Help us?

SABUURRADII 67:2-4 in Kitaabka Quduuska Ah

2 In jidkaaga laga ogaado dhulka, Quruumaha oo dhan dhexdoodana laga wada ogaado caafimaadkaaga wax badbaadiya.
3 Ilaahow, dadyowgu ha ku ammaaneen, Dadyowga oo dhammu ha ku ammaaneen.
4 Quruumuhu ha farxeen oo ha gabyeen farxad aawadeed, Waayo, dadyowga waxaad ku xukumi doontaa caddaalad, Oo quruumahana dhulkaad ugu talin doontaa. (Selaah)
SABUURRADII 67 in Kitaabka Quduuska Ah