Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 66:5-6 in Somali

Help us?

SABUURRADII 66:5-6 in Kitaabka Quduuska Ah

5 Bal kaalaya, oo arka shuqullada Ilaah, Xagga binu-aadmiga wuxuu ku sameeyey waa cabsi badan yihiin.
6 Wuxuu baddii ka dhigay dhul engegan, Oo iyagu webiga dhexdiisa waxay ku mareen lug, Oo halkaasaan isaga ku rayraynay.
SABUURRADII 66 in Kitaabka Quduuska Ah