Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 60:8-11 in Somali

Help us?

SABUURRADII 60:8-11 in Kitaabka Quduuska Ah

8 Moo'aab waa weelkaygii aan ku maydhan jiray, Edomna kabahaygaan ku dul tuuri doonaa, Falastiinay, qayli aawaday.
9 Bal yaa i geeyn doona magaalada xoogga leh? Yaase xagga Edom ii kaxayn doona?
10 Ilaahow, sow nama aadan xoorin? Ilaahow, lama soo baxdid ciidammadayada.
11 Cadowga naga caawi, Waayo, binu-aadmiga caawimaaddiisu waxtar ma leh.
SABUURRADII 60 in Kitaabka Quduuska Ah