Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 60:2-3 in Somali

Help us?

SABUURRADII 60:2-3 in Kitaabka Quduuska Ah

2 Dhulkii waad gariirisay, oo waad kala dildillaacisay, Haddaba dildillaaciisa bogsii, waayo, wuu ruxmadaa.
3 Dadkaagii waxaad tustay waxyaalo adag, Oo waxaad na cabsiisay khamri lala dhacdhaco.
SABUURRADII 60 in Kitaabka Quduuska Ah