Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 5:3-5 in Somali

Help us?

SABUURRADII 5:3-5 in Kitaabka Quduuska Ah

3 Rabbiyow, codkayga aroorta baad maqli doontaa, Oo aroorta ayaan tukashadayda kugu soo hagaajin doonaa, oo waan soo jeedi doonaa.
4 Waayo, adigu ma ihid Ilaah xumaanta ku farxa, Oo shar adiga kula jiri maayo.
5 Kan ismadax-weyneeya hortaada soo istaagi maayo, Oo waxaad neceb tahay xumaanfalayaasha oo dhan.
SABUURRADII 5 in Kitaabka Quduuska Ah