Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 57:1 in Somali

Help us?

SABUURRADII 57:1 in Kitaabka Quduuska Ah

1 Ii naxariiso, Ilaahow, ii naxariiso, Waayo, naftaydu adigay ku magan gashaa, Haah, waxaan magangeli doonaa hooska baalashaada, Ilaa ay belaayooyinkanu gudbayaan.
SABUURRADII 57 in Kitaabka Quduuska Ah