Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 55:15-17 in Somali

Help us?

SABUURRADII 55:15-17 in Kitaabka Quduuska Ah

15 Dhimasho ha ku soo kediso iyaga, Oo iyagoo noolnool She'ool ha ku dhaceen, Waayo, xumaan baa ku jirta hoygooda iyo dhexdooda.
16 Laakiinse anigu Ilaah baan baryi doonaa, Oo Rabbigaa i badbaadin doona.
17 Fiidka, iyo subaxda, iyo duhurkaba, anigu waan cataabi doonaa, oo waan taahi doonaa, Oo isna codkayguu maqli doonaa.
SABUURRADII 55 in Kitaabka Quduuska Ah