Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 49:4-8 in Somali

Help us?

SABUURRADII 49:4-8 in Kitaabka Quduuska Ah

4 Dhegtayda waxaan u dhigi doonaa masaal, Xujadaydana waxaan ku muujin doonaa kataaradda.
5 Haddaba bal maxaan u cabsanayaa wakhtiga shar jiro, Markii xumaanu cedhbahayga ku wareegsanto?
6 Kuwa maalkooda isku halleeya, Oo ku faana hodantinimadooda faraha badan,
7 Midkoodna walaalkiis ma furan karo, Daraaddiisna Ilaah madaxfurasho uma siin karo,
8 (Waayo, furashada naftoodu waa qaali aad iyo aad, Kumana filna weligeedba,)
SABUURRADII 49 in Kitaabka Quduuska Ah