Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 49:3-6 in Somali

Help us?

SABUURRADII 49:3-6 in Kitaabka Quduuska Ah

3 Afkaygu wuxuu ku hadli doonaa xigmad, Qalbigayguna wuxuu ka fikiri doonaa waxgarasho.
4 Dhegtayda waxaan u dhigi doonaa masaal, Xujadaydana waxaan ku muujin doonaa kataaradda.
5 Haddaba bal maxaan u cabsanayaa wakhtiga shar jiro, Markii xumaanu cedhbahayga ku wareegsanto?
6 Kuwa maalkooda isku halleeya, Oo ku faana hodantinimadooda faraha badan,
SABUURRADII 49 in Kitaabka Quduuska Ah