Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 48:1-3 in Somali

Help us?

SABUURRADII 48:1-3 in Kitaabka Quduuska Ah

1 Rabbigu waa weyn yahay, waana in aad loogu ammaanaa Ilaaheenna magaaladiisa, iyo buurtiisa quduuska ah.
2 Waxaa dhererka ku quruxsan, oo farxad u ah dunida oo dhan Buur Siyoon oo dhanka woqooyi ah, Meeshaas oo ah magaalada Boqorka weyn.
3 Ilaah wuxuu daaraheeda dhaadheer isku muujiyey inuu magangal yahay.
SABUURRADII 48 in Kitaabka Quduuska Ah