Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 47:2-4 in Somali

Help us?

SABUURRADII 47:2-4 in Kitaabka Quduuska Ah

2 Waayo, Rabbiga ah Ilaaha ugu sarreeya waa cabsi miidhan, Oo isagu waa boqor weyn oo dhulka oo dhan u taliya.
3 Isagu dadyowga wuxuu gelin doonaa hoosteenna, Quruumahana wuxuu ka hoos marin doonaa cagaheenna.
4 Isagu dhaxalkeenna ayuu inoo dooran doonaa, Kaasoo ah ammaanta Yacquub uu jecel yahay. (Selaah)
SABUURRADII 47 in Kitaabka Quduuska Ah