Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 46:5-7 in Somali

Help us?

SABUURRADII 46:5-7 in Kitaabka Quduuska Ah

5 Ilaah baa iyada ku dhex jira, mana ay dhaqaaqi doonto, Oo Ilaah baa iyada ku caawin doona marka waagu beryo.
6 Quruumihii way cabaadeen, oo boqortooyooyinkiina way dhaqdhaqaaqeen, Codkiisii buu ku hadlay, oo dhulkii baa dhalaalay.
7 Rabbiga ciidammadu waa inala jiraa, Oo Ilaaha Yacquub baa magangalkeenna ah. (Selaah)
SABUURRADII 46 in Kitaabka Quduuska Ah