Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 44:19-21 in Somali

Help us?

SABUURRADII 44:19-21 in Kitaabka Quduuska Ah

19 Adiguse waxaad si xun noogu jebisay meeshii dawacooyinka, Oo waxaad nagu qarisay hooskii dhimashada.
20 Haddii aannu illownay magicii Ilaahayaga, Ama aannu gacmahayaga u kala bixinnay ilaah qalaad,
21 Ilaah miyaanu waxaas baadhayn? Waayo, isagu waa wada og yahay qalbiga waxyaalihiisa qarsoon.
SABUURRADII 44 in Kitaabka Quduuska Ah