Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 41:11-13 in Somali

Help us?

SABUURRADII 41:11-13 in Kitaabka Quduuska Ah

11 Tan ayaan ku garanayaa inaad igu faraxsan tahay, Maxaa yeelay, cadowgaygu igama guulaysto.
12 Laakiinse aniga waxaad ii tiirisaa daacadnimadayda aawadeed, Oo weligaaba waxaad i fadhiisisaa wejigaaga hortiisa.
13 Weligiis iyo weligiisba Waxaa mahad leh Rabbiga ah Ilaaha Israa'iil. Aamiin iyo Aamiin.
SABUURRADII 41 in Kitaabka Quduuska Ah