Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 40:7-8 in Somali

Help us?

SABUURRADII 40:7-8 in Kitaabka Quduuska Ah

7 Oo markaasaan idhi, Bal eeg, anigu waan imid, Oo kitaabka duudduuban wax igu saabsan baa ku qoran.
8 Ilaahayow, waxaan jeclahay inaan sameeyo doonistaada, Haah, oo sharcigaagu wuxuu ku dhex jiraa qalbigayga.
SABUURRADII 40 in Kitaabka Quduuska Ah