Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 40:4-5 in Somali

Help us?

SABUURRADII 40:4-5 in Kitaabka Quduuska Ah

4 Waxaa barakaysan ninkii Rabbiga isku halleeya, Oo aan u jeedin kuwa kibirsan ama kuwa beenta ku leexda.
5 Rabbiyow, Ilaahayow, shuqullada yaabka badan oo aad samaysay way badan yihiin, Oo fikirradaada aad naga qabtidna way badan yihiin, Oo iyaga lama xisaabi karo, Haddii aan sheego oo ka hadlo, Iyagu way ka sii badan yihiin wax la tirin karo.
SABUURRADII 40 in Kitaabka Quduuska Ah