Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 39:1 in Somali

Help us?

SABUURRADII 39:1 in Kitaabka Quduuska Ah

1 Waxaan idhi, Jidadkaygaan iska jiri doonaa, Si aanan carrabkayga ugu dembaabin, Oo afkayga waxaan ku qaban doonaa xakame inta kii shar lahu i hor joogo.
SABUURRADII 39 in Kitaabka Quduuska Ah