Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 37:24-25 in Somali

Help us?

SABUURRADII 37:24-25 in Kitaabka Quduuska Ah

24 Oo in kastoo uu kufo, haddana ma wada dhici doono, Waayo, Rabbiga ayaa gacantiisa ku tiiriya.
25 Waan dhallin yaraan jiray, oo haatanna waan gaboobay, Oo weligay ma arag mid xaq ah oo la dayriyey, Ama carruurtiisa oo cunto tuugsanaysa.
SABUURRADII 37 in Kitaabka Quduuska Ah