Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 36:5-7 in Somali

Help us?

SABUURRADII 36:5-7 in Kitaabka Quduuska Ah

5 Rabbiyow, raxmaddaadu samooyinkay ku jirtaa, Aaminnimadaaduna daruurahay gaadhaa.
6 Xaqnimadaadu waa sida buuraha Ilaah, Oo xukummadaaduna waa mool dheer, Rabbiyow, waxaad nabad gelisaa dadka iyo duunyadaba.
7 Ilaahow, raxmaddaadu qaalisanaa! Oo binu-aadmiguna wuxuu magangalaa hooska baalashaada.
SABUURRADII 36 in Kitaabka Quduuska Ah