Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 36:4-6 in Somali

Help us?

SABUURRADII 36:4-6 in Kitaabka Quduuska Ah

4 Wuxuu sariirtiisa ku hindisaa xumaan, Oo wuxuu joogsadaa jid aan wanaagsanayn, Oo weliba sharka ma naco.
5 Rabbiyow, raxmaddaadu samooyinkay ku jirtaa, Aaminnimadaaduna daruurahay gaadhaa.
6 Xaqnimadaadu waa sida buuraha Ilaah, Oo xukummadaaduna waa mool dheer, Rabbiyow, waxaad nabad gelisaa dadka iyo duunyadaba.
SABUURRADII 36 in Kitaabka Quduuska Ah