Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 35:7-8 in Somali

Help us?

SABUURRADII 35:7-8 in Kitaabka Quduuska Ah

7 Waayo, iyagu sababla'aan bay dabin god iigu qarsheen, Oo sababla'aan bay naftayda god ugu qodeen.
8 Isagoo aan iska jirin halligaadu ha ku soo degto, Oo dabinkiisuu qariyey isaga ha qabsado, Oo isagu halligaaddaas ha ku dhaco.
SABUURRADII 35 in Kitaabka Quduuska Ah