Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 34:8-9 in Somali

Help us?

SABUURRADII 34:8-9 in Kitaabka Quduuska Ah

8 Bal dhadhamiya oo arka in Rabbigu wanaagsan yahay, Waxaa barakaysan ninkii isaga isku halleeya.
9 Kuwiinna quduusiintiisa ahow; Rabbiga ka cabsada, Waayo, kuwa isaga ka cabsadaa waxba uma baahna.
SABUURRADII 34 in Kitaabka Quduuska Ah