Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 34:6-8 in Somali

Help us?

SABUURRADII 34:6-8 in Kitaabka Quduuska Ah

6 Ninkan miskiinka ahu wuu qayshaday, oo Rabbiguna wuu maqlay, Oo wuxuu ka badbaadshay dhibaatooyinkiisii oo dhan.
7 Malaa'igta Rabbigu waxay hareeraysaa kuwa isaga ka cabsada, Oo weliba way samatabbixisaa.
8 Bal dhadhamiya oo arka in Rabbigu wanaagsan yahay, Waxaa barakaysan ninkii isaga isku halleeya.
SABUURRADII 34 in Kitaabka Quduuska Ah