Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 34:3-6 in Somali

Help us?

SABUURRADII 34:3-6 in Kitaabka Quduuska Ah

3 Rabbiga ila weyneeya, Oo aynu magiciisa wada sarraysiinno.
4 Rabbigaan doondoonay, oo isna wuu ii jawaabay, Oo wuxuu iga samatabbixiyey waxyaalihii aan ka cabsaday oo dhan.
5 Iyagu waxay fiiriyeen isaga, oo way iftiimeen, Oo wejigooduna weligood ceeboobi maayo.
6 Ninkan miskiinka ahu wuu qayshaday, oo Rabbiguna wuu maqlay, Oo wuxuu ka badbaadshay dhibaatooyinkiisii oo dhan.
SABUURRADII 34 in Kitaabka Quduuska Ah