Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 34:13-16 in Somali

Help us?

SABUURRADII 34:13-16 in Kitaabka Quduuska Ah

13 Carrabkaaga shar ka jooji, Bushimahaagana inay khiyaano ku hadlaan ka ilaali.
14 Shar ka leexo, oo wanaag samee, Nabad doondoon, oo raacdayso iyada.
15 Rabbiga indhihiisu waxay fiiriyaan kuwa xaqa ah, Oo dhegihiisuna waxay u furan yihiin baryadooda.
16 Wejiga Rabbigu waa ka gees kuwa sharka sameeya Inuu iyaga xusuustooda dhulka ka baabbi'iyo.
SABUURRADII 34 in Kitaabka Quduuska Ah