Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 33:6-7 in Somali

Help us?

SABUURRADII 33:6-7 in Kitaabka Quduuska Ah

6 Samooyinka waxaa lagu sameeyey Rabbiga eraygiisa, Oo guutooyinkooda oo dhanna waxaa lagu uumay neefta afkiisa.
7 Isagu biyaha badda intuu isku ururiyo ayuu wuxuu ka dhigaa sidii taallo oo kale, Oo moolalka dhaadheerna wuxuu dhex dhigaa maqsinno.
SABUURRADII 33 in Kitaabka Quduuska Ah