Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 33:2 in Somali

Help us?

SABUURRADII 33:2 in Kitaabka Quduuska Ah

2 Rabbiga ugu mahadnaqa kataarad, Oo isaga ammaan ugu heesa idinkoo ka dhawaajinaya shareerad toban xadhig leh.
SABUURRADII 33 in Kitaabka Quduuska Ah