Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 31:10-11 in Somali

Help us?

SABUURRADII 31:10-11 in Kitaabka Quduuska Ah

10 Waayo, noloshaydu waxay ku dhammaatay caloolxumo, cimrigayguna taahid, Oo dembigayga daraaddiis ayaa xooggaygii ii gabay, lafahaygiina way wada kharribmeen.
11 Cadaawayaashayda oo dhan daraaddood ayaan waxaan noqday mid ceebaysan, Xataa deriskayga aad iyo aad baan ugu hor ceeboobay, oo kuwa i yaqaanna way iga cabsadeen, Oo xataa kuwii dibadda igu arkay way iga carareen.
SABUURRADII 31 in Kitaabka Quduuska Ah