Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 2:4-6 in Somali

Help us?

SABUURRADII 2:4-6 in Kitaabka Quduuska Ah

4 Kan samada fadhiyaa wuu qosli doonaa, Oo Sayidku iyaga wuu ku majaajiloon doonaa.
5 Markaasuu isagoo cadhaysan iyaga la hadli doonaa, Oo wuxuu iyaga ku dhibi doonaa dhirifkiisa isagoo leh,
6 Anigu boqorkaygii waxaan fadhiisiyey Buurtayda quduuska ah oo Siyoon.
SABUURRADII 2 in Kitaabka Quduuska Ah