Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 22:28-30 in Somali

Help us?

SABUURRADII 22:28-30 in Kitaabka Quduuska Ah

28 Waayo, boqortooyada waxaa leh Rabbiga, Oo isagu waa taliyihii quruumaha.
29 Dunida kuweeda buurbuuran oo dhammu wax bay cuni oo Ilaah bay caabudi doonaan, Oo inta ciidda gasha oo dhammuna hortiisay ku sujuudi doonaan, Xataa kii aan naftiisa sii noolayn karin.
30 Farcan baa isaga u adeegi doona, Oo Sayidka waxaa looga sheekayn doonaa qarniga iman doona.
SABUURRADII 22 in Kitaabka Quduuska Ah