Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 22:22-23 in Somali

Help us?

SABUURRADII 22:22-23 in Kitaabka Quduuska Ah

22 Magacaaga waan u sheegi doonaa walaalahay, Oo ururka dhexdiisa ayaan kugu ammaani doonaa.
23 Kuwiinna Rabbiga ka cabsadow, ammaana isaga, Farcanka Yacquubow, sharfa isaga, Oo kuwiinna Israa'iil ka soo farcamayow, isaga ka wada cabsada.
SABUURRADII 22 in Kitaabka Quduuska Ah