Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 21:9-11 in Somali

Help us?

SABUURRADII 21:9-11 in Kitaabka Quduuska Ah

9 Oo markii aad cadhootid waxaad iyaga ka dhigi doontaa sida foorno dab ah. Oo Rabbigu wuxuu iyaga ku liqi doonaa cadhadiisa, Oo dab baa gubi doona.
10 Midhahooda dhulkaad ka baabbi'inaysaa, Farcankoodana binu-aadmiga dhexdiisa.
11 Waayo, iyagu waxay ku talo jireen inay xumaan kugu sameeyaan, Oo waxay hindiseen xeel ayan iyagu dhammayn karin.
SABUURRADII 21 in Kitaabka Quduuska Ah