Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 20:1-3 in Somali

Help us?

SABUURRADII 20:1-3 in Kitaabka Quduuska Ah

1 Rabbigu ha kuu jawaabo maalinta dhibta, Ilaaha Yacquub magiciisu meel sare ha ku taago,
2 Caawimaadna ha kaaga soo diro meesha quduuska ah, Oo Siyoonna ha kaa xoogeeyo,
3 Ha xusuusto qurbaannadaadii oo dhan, Oo ha aqbalo allabarigaagii gubnaa, (Selaah)
SABUURRADII 20 in Kitaabka Quduuska Ah