Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 19:1-3 in Somali

Help us?

SABUURRADII 19:1-3 in Kitaabka Quduuska Ah

1 Samooyinku waxay caddeeyaan ammaanta Ilaah, Cirkuna wuxuu muujiyaa sancadii gacantiisa.
2 Maalinba maalinta ka dambaysaa waxay ku hadashaa hadal, Oo habeenba habeenka ka dambeeyaa wuxuu caddeeyaa aqoon.
3 Ma jiro hadal ama af Aan codkooda laga maqlin.
SABUURRADII 19 in Kitaabka Quduuska Ah