Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 18:46-47 in Somali

Help us?

SABUURRADII 18:46-47 in Kitaabka Quduuska Ah

46 Rabbigu waa nool yahay, oo mahad waxaa leh dhagaxayga weyn, Oo Ilaaha i badbaadiyeyna ha sarreeyo,
47 Kaasoo ah Ilaaha aniga ii aarguda, Oo dadkana hoostayda ku soo tuura.
SABUURRADII 18 in Kitaabka Quduuska Ah