Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 18:24-25 in Somali

Help us?

SABUURRADII 18:24-25 in Kitaabka Quduuska Ah

24 Sidaas daraaddeed ayaa Rabbigu iigu abaalguday sidii ay xaqnimadaydii ahayd, Iyo sidii nadiifsanaanta gacmahaygu ay ku ahayd indhihiisa hortooda.
25 Kii naxariis leh waad u naxariisanaysaa, Oo ninkii qummanna waad u qummanaanaysaa.
SABUURRADII 18 in Kitaabka Quduuska Ah