Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 18:16-17 in Somali

Help us?

SABUURRADII 18:16-17 in Kitaabka Quduuska Ah

16 Xagga sare ayuu cid ka soo diray, oo wuu i qaaday, Oo wuxuu iga soo dhex bixiyey biyo badan.
17 Wuxuu iga samatabbixiyey cadowgaygii xoogga badnaa, Iyo kuwii i necbaaba, waayo, iyagu way iga xoog badnaayeen.
SABUURRADII 18 in Kitaabka Quduuska Ah