Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 14:5-7 in Somali

Help us?

SABUURRADII 14:5-7 in Kitaabka Quduuska Ah

5 Halkaasay aad ugu cabsadeen, Maxaa yeelay, Ilaah wuxuu la jiraa qarniga xaqa ah.
6 Idinku waxaad ceebaysaan talada miskiinka, Laakiin Rabbigu waa magangalkiisa.
7 Badbaadada reer binu Israa'iil bal may Siyoon ka timaado! Marka Rabbigu dadkiisa maxaabiisnimada ka soo celiyo, Ayaa reer Yacquub rayrayn doonaa, oo reer binu Israa'iilna farxi doonaa.
SABUURRADII 14 in Kitaabka Quduuska Ah